Ticker

6/recent/ticker-posts

Faa,idada iyo faa,idada darada dropshipping ka

 


Hordhac

Waa maxay dropshipping?

Dropshipping waa haab ganacsi ee online ka

Ah kuwa ugu fudud waa dukaan online ah oo an Laheyn

Baqaar alaabta lagu keeydiyo.






Faa,idada dropshipping ka 

● qiimaha bilowga waa yaryahay 

● maareynta alaabta wey fududahay 

● way dabacsantahay 

● wax soo saar balaran 

● looma baahna in lamareyo alaabta

● waxa ka shaqeyn karta gurigaga 

● loomabahna in aad baqaar kireysato 


Faa,ida darada dropshipping ka

● Dropshipping ka ma fududo 

● Alaab an laxakameyn Karin

● Arimaha macamisha ayaa dhicikara 

● Waa suuq geyn tartan badan

● ku tiirsananta alaab qeybiyaha 

● Xakameymta hoose ee alaabtda 

● luminta xakameynta baakadaha iyo 
Dariiqyada margaritas.

Question 

Maxay kula tahay in ay ka celinayan inad bilowdo dropshipping?

Post a Comment

0 Comments