Hordhac
Facebook sida an wada ognahayba waa platform ka ugu caansan uguna population ka badan sidu kale wuxu heysta views ugu badan platforms ka xaga iyo lacagtada aad buu ugu fican yahay qofwalbane wuu isticmala so waxa uu leyahay fursado aad u badan oo aad daqli uga sameyn karto
Facebook waa meel aad u wanagsan oo friendly ah waxa aad ne ka sameyn
Karta lacag aad u fara badan oo ad ku shaqeysato adigu gurigaga joogo waa good way oo aan shaqo dherada kaga bahnen so waxa jiro
Wadoyin badan oo ad kaga sameyn karto dabcan ma jirto wax layirahdo quick
Money oo waxa aad u bahan tahay in aad waqti siso.
Facebook muxu lacag ta ka sameya
Facebook wuxu lacagta ugu badan Uu ka sameya xayisimaha daqliga
Ugu weyn oo soo gala Facebook waa xiyasimaha waxa lagu qiyasa boqolkiba 98
In uu ka sameyo xayisimaha madada ay tahay platform oo ay ku kulman
Malayin dada .
So side adigu uga sameyn karta lacag adio isticmalaya Facebook
1=in aad wax ku dhex iibiso Facebook marketplace
Waxa aad halka kuso bandhigi karta alaabtada amaba adeegaga
Like inad boog ku dhex iibiso maba so Facebook marketplace waxay u shaqeysa
In uu buyer ku kaso dalbado waxa aad ibineyso oo aad sitosa ugu dirtid
Alabta customer kaga waa good way oo ad kaga fa,ideysan karto hadii aad
Heysa to wax aad iibineyso.
2=in aad sameyso xayisiimo Facebook
Waxa jiro Facebook pages aad u badan oo heysta followers tiro badan views
Badan waxay kaga fa,ideysan xayisimaha Facebook oo ay sartan soo
Hada ledahay Facebook page oo na lakulmo requires ka loga bahan yahay waxa ad horey ka bilawi karta in ad views kaga ka sameyso lacag hadadan qabina hada sameyso hada content fiican aad so dhigto wad gari heerka iyo mid kasii sareyaba.
3= in aad isticmasho Facebook lives
Waxa jiro active users faro badan marka hada Facebook live soo gasho
Waxa aad ka sameyn Karta lacag inta lagu gudo jiro live stream ka like in ay
Dadka ku dawanayo ay kuso diran stars si,ay ku cawiyan comments koodu waxa kaso muuqani topka comments ka.
4=in aad sameyso affiliate marketing
Waxa aad ku sameyn karta suuq geyn aad u balaran madama dadka ku xiran
Facebook ay aad u badan yihin in kasto uu Facebook ogoleyn direct links
Lkn waxa jirto habab kalo oo lagu so geliyo sida in ad landing page u sameyso so marki link gaa uu qof ku dhufta oo purchase sameyo waxa aad heleysa commission oo sida ayaad lacag kaga sameyni.
5= hadii aad ledahay blog in aad Facebook traffic uga hesho blog gaga
Traffic kada Facebook waa real traffic so hada ledahay blog waxa aad kaga Fa,ideysan karta in aad blog gaga ad u hesho traffic jogta ah
Waxa jiro habab kalo oo Facebook exatra money loga sameyo like waxa jiro
Contest aad ku biiri karto waxa jiro contest yo badan oo bixiya free product amaba free money waxa kalo kaga fa,ideysan karta freelance jogs in ad ka hesho iyo kuwa kalo badan.
0 Comments