Ticker

6/recent/ticker-posts

Sida loga shaqeysto shopify

 

Hordhac 

Waa maxay shopify? 

Shopify waa waa E-commerce platform oo aad loo garanayo kaso ku ogolanayo in aad ka sameysato waxa looyaqano online store oo aad halka ganacsigaga aad kusoo bandhigto 


Waxa uu cawiya badana ama recommended ku ah dadka leh small business kaa
Amaba dadka ganacsiga bilowga ah umana baahnid xirfad dheerad ah ama aqoon guud si ad shopify aad uga shaqeysato .


Maxa loo isticmala shopify 

Waxa loo isticmala in lagu dhiso website tiska laguna customize gareyo online stores ka si uu brand kagu uu ugaro macamil badan xaga online ka sida social media ha like Facebook,  pinterest, Instagram,  tiktok,  Twitter,  etc.



Side uga shaqeysan karta shopify oo aad lacag uga sameyn karta


1= in aad ka sameysato online store 

Waxa aad ka kireysan karta online store oo raqisa Waxa aad ku 
Iibin karta alaabahaga kaas oo ad ku helayso macamil online oo aad halka uga sameyso waxa loo yaqano delivery ama ay kugu soo booqdan tukankaga caadiga 
Amaba halka aad alabta ku talo.


2= affiliate business 

Affiliate business oo ah in aad u share gareyso link kiga shopify oo aad usameyso suuq geyn  aa ad kuso bandhigto blog kaga amaba social media haga hada website leedahay waxa uu ushaqeya barnamijka waxa loo yaqano commission oo ad helayso marka uu qof ku dhufto link kiga aad promote gareynaysay oo purchase sameyo ayaad helaysa percentage. 



3= in aad sameyso dropshipping 

Waxa aad ka kireysane shopify waa sida Qodobka kowad lkn kan waxa uu kaga 
Duwan yahay madama aadan heysan a labta aad ibineyso oo waxa aad u dhaxeynaysa shirkada alabta heysata iyo qofka alabta u bahan oo waxa aad halka ka sameynaysa dulsar like shirkada waxay ibineysa sheyga 10 adna waxa ad kasiini qofka alabta kaso dalbanayo 20 oo halka ayad ka fa,ideysa .


4= in aad sameysato your own brand clothes 

In ad sameysato dhar adiga ku gara oo aad adigu iska ledahay madama 
Casrigan dadku uwada gurelen halka iyo internet ka waxa aad kaga fa,ideysan karta platform kan in ad dhar ad adigu ledahay ad halka kaga fa,iideysoto.


5= in aad ku ibiso art iyo digital marketing 


In ad hibadada halka kuso bandhigto hadii aad halka iyo art's ad isku fican tahin art's ka waxa uu noqon kara sawir muu jinayo fikrad amaba dareen wax un ku saabsan lkn art's ka qofwalba uma fududa lkn hada halka ku fican tahay waa geli karta iyo digital marketing oo noqon kara in aad halka ka hesho oo ad ku shaqeyso waxa loo yaqano freelance waxa ka mida digital marketing ka in ad qabato video editing,  web design,  graphic design, etc. 



6=in aad niche product ad u sameyso suuq geyn fiican 

In ad u sameyso suuq geyn fiican product gooni ah oo aad macamil badan 
Uu helo product kaa alabta goonida waa inad sificn u garaneyso si,ad dadka 
Uga dhadhiciso waa qeyba kamida qeybaha aad shopify ad lacag kaga sameyn karto .



7= in aad sameyso services 

Shopify kaliya laguma iibiyo alaabta lataban karo waxa kalo lagu iibiya 
Alaabta aan lataban karin oo ah service 

Iyo kuwo kalo badan 

Firagara Shopify free mahan waxa uu leyahay monthly fee wax layirahdo 
Oo ah bishi in aad bixiso 29 dollars but marka aad ku cusub tahay shopify waxay ay bixiyan 14 days free trial oo ad ku tijabineyso in aad wax un kaso saran karto .



Post a Comment

0 Comments