Ticker

6/recent/ticker-posts

Sida loo helo Google adsense

 

Hordhac 


Google adsense waa maxay?
Google adsense waa program ay leedahay shirkada  Google waxay bixisa adeegyo oo ay u qabato dadka leeh website yada  si ay lacag uga sameyan content yada ay soo bandhigan 


Waxa laso saaray 2003 hadase waxa weye program aad u caana oo ay 
Shirkada Google ka sameyso malayin lacaga iyo sido kale waxa ka fa,iideyso 
Dadka leh ganacsadaysha oo ku xayisisto ganac siyadoda iyo Dadka leh website yada oo iyagana ka sameyo lacago fara badan madama lagu soo bandhigo xayisimaha website yadoda shirkada Google adsense waxay u dhaxaysa ganacsadayasha rabo in wax loo xayisiyo iyo Dadka so bandhiga content yadoda 



Marka adigu waxa aad ledahay website waxa aad na rabta inad website kaga aad soo sarato xayisin oo aad codsato Google adsense so Google adsense waxa uu leyahay shurudo uu ka rabo qofka codsanayo


Qodobka kowad 

Waa inad leedahay waxa loo yaqano  pages oo ah privacy and policy 
Contact page about us terms and conditions inta wa waxa ugu horeyo ee aad 
Rabto in aad iska saxdo 



Qodobka labad 

Waa in content tigada uu noqda high quality sido kale waa in uu yahay 
Original oo aadan website kale aadan kaso copy gareyn content gaa wa inu soo jiita audience gaga oo uu noqda mid xiisa leh oo unique ah



Qodobka sedexad 

In uuna website kagu uuna ehen empty oo waxa lagag bahan yahay inad soo geliso post yo in kasto ayna jirin post ladhahayo ilaa inta marka garto ayaad dalbal karta balse waxa badana la sameyo amaba Dadka badana laso aqbala marka ay dadku so geliyan 15 ila 20 amaba wixi kasii badan


Qodobka afarad

Ha isku dalbanin hadii aad ka yartahay dada 18 ka sido kale Google adsense hore haka codsan oo waxa aad sugta mudo dhan 25 ilaa 30 Maalin


Qodobka shanad

Waa in aadan kuso gudbin sawirada anshax xumada iyo in aadan kaga 
Hadal sida waxyabaha halista loo sameyo amaba loo isticmalo 

Inta hadii aad sameyso waxa hubaal ah in aad heli doonto 
Google adsense sigaga iyo dadal ad ku darto 

Waxa kalo ku sii cawin karo in aad hesho waxa looyaqano traffic 
Oo aad u hesho visitors daily kuso booqdo ilen waxa aad ba lacagta 
Kasameynayso waa booqashadoda 


Waxa dhici karto in aa lagu soo aqbalin amaba uu marar badan kugu soo 
Diido marka hore haka niyad jabin ku celceli ilaa uu kaso aqbalo
Marka waxan ku ledahay good luck 


Post a Comment

0 Comments