Ticker

6/recent/ticker-posts

Waa maxay affiliate marketing

 

Hordhac 

Waa maxay affiliate marketing?

Affiliate marketing waa alaab ama adeeg

Aadan adigu laheyn oo aad  ibineyso

Waxa aadna ku ledahay waxa loo 


Yaqano commission  oo ah Marka aad u hesho 

 Waxa aad promote gareynaso customers iibsanaya waxa aad ugeynaysa 

Company ga haaya adega ama alaabta aad promote gareynaysay 

Marka kadib ayaad helaysa waxa aad shaqeysatay oo aad 

Kula heshisay Company gaa  

Ganacsigan waxa uu ku dhaca hab online sido kale waxa uu lamidyahay 

Online marketing waxa loo yaqano  

Qofka affiliate marketing ka ah waxa uu udhaxeya  customers ka iyo Company ga

Waxa loo yaqano third-party amaba dalaal 

Marka aad sameynayso affiliate marketing waxa uu noqon kara  labo mid

Service oo ah adeeg ama products oo ah alaab 



Si,ad ubilowdo waxa aad ubahantahay 


● kow laptop ama mobile 


● labo internet madamu yahay shaqo online ah


● sedex ina aboorto website 


● afar ina dorato platform  like sida Facebook, Instagram, Twitter,etc


● shan ina go,ansato niche kaga mxa promote gareynaysa 


● lix ina hesho Waxa loo yaqano traffic 



Faa,idada affiliate marketing ka

=  Qatartedu wey yartahay  oo risk sas ah malahan

= Qiimaha aad ku bilaweyso wuu yaryahay oo start up cost tigu waa low

=  Waxa uu leyahay waxa loo yaqano targeted traffic 


Faa,iida darada affiliate marketing ka


=  Ma koontaroli kartid affiliate marketing programs ka

=  Tartamayashadadne sido kale ma koontaroli kartid 

=  Shaqa freelance kane qof walbo ma qaban karo

Post a Comment

0 Comments